βœ‰ info@tripaccounts.com
☎ +252 61 559 0404
πŸ“ Mogadishu, Somalia
Xalal Software Casri ah

Systems Xisaabeed Casri ah oo Ganacsi Walba ku Habboon

Xalal smart ah oo loogu talagalay Travel Agencies, Ganacsiyada Retail-ka, NGOs, Service Companies, Hospitals, iyo Factories.

Maamul branches, users, permissions, reports, HR, procurement, accounting, inventory, iyo hawlaha ganacsiga oo dhan hal system oo isku xiran.

Accounting dashboard illustration
Demo Travel Agency Diyaar ah

System Xisaabeed Travel Agency

Demo live ah ayaa diyaar u ah travel agencies, macmiilkuna wuu iska abuuran karaa user.

Ticketing, hotel booking, visa services, customers, invoices, receipts, branches, users, GL accounts, iyo reports dhammaan waxay ku jiraan hal platform nadiif ah.

Travel agency accounting illustration
Retail & Trading

POS, Sales, Purchases & Inventory

Waxaa loogu talagalay dukaamada, suppliers, wholesalers, iyo trading companies.

Xakamee sales, POS, purchases, vendors, stock levels, customer balances, payment accounts, expenses, iyo branch reports si xog maaliyadeed sax ah loo helo.

Retail system illustration
NGO Management

Donors, Budgets, Procurement & HR

System management dhammeystiran oo loogu talagalay NGOs iyo mashruucyada donor-funded.

La soco donor budgets, project spending, procurement requests, purchase orders, HR, payroll, expenses, approvals, iyo reports maaliyadeed oo hufan.

NGO management illustration
Hospital, Service & Factory

Maamul Hawlaha oo Dhammeystiran

Systems loo habeeyay hospitals, service companies, iyo manufacturing businesses.

Maamul billing, appointments, services, production, raw materials, finished goods, HR, expenses, accounting, iyo reports dhammeystiran hal platform.

Hospital and factory system illustration

Systems

Accounting iyo management platforms diyaar u ah industries kala duwan oo loogu dhisay hawlo ganacsi oo dhab ah.

✈

1. Travel Agency System

Xal dhammeystiran oo loogu talagalay ticketing, reservations, visa, tours, customer accounts, branches, iyo travel operations.

πŸ›’

2. Retail & Trading System

Maamul POS, inventory, suppliers, customers, vendors, purchases, sales, iyo multi-branch retail operations.

πŸ‘₯

3. NGO Management System

La soco donors, budgets, projects, procurement, beneficiaries, HR, finance, iyo reports si hufan.

πŸ’Ό

4. Service Business System

Ku habboon service companies si ay u maamulaan jobs, staff, invoices, client relationships, expenses, iyo reporting.

πŸ₯

5. Hospital Management System

Maamul patients, appointments, billing, pharmacy, labs, doctors, departments, payroll, iyo hospital operations.

🏭

6. Factory / Manufacturing System

Xakamee production, raw materials, work orders, finished goods, inventory valuation, iyo manufacturing costs.

Cidda Aan Nahay

Trip Accounts waa technology company bixisa accounting iyo management software awood leh oo loo habeeyay ganacsiyo iyo hay’ado kala duwan.

Ujeedkeennu waa inaan ka caawino organizations inay fududeeyaan hawlahooda, kordhiyaan efficiency, isla markaana go’aano fiican ku gaaraan xog sax ah iyo reports smart ah.

πŸ›‘La isku halleyn karoXalal ammaan ah oo lagu kalsoonaan karo
🎧Taageero Local ahWaxaan diyaar u nahay inaan ku caawinno
πŸš€Koritaan loogu talagalaySystems la ballaarin karo marka ganacsigu koro
Trip Accounts business team illustration

Astaamo Muhiimka ah

Wax kasta oo ganacsigaagu u baahan yahay hal system awood leh, nadiif ah, fududna in la isticmaalo.

πŸ›’ Sales & POS
πŸ› Purchases
πŸ‘₯ Vendors
πŸ“¦ Inventory
🏷 Expenses
πŸ“˜ General Ledger
πŸ“ˆ Profit & Loss
βš– Balance Sheet
πŸ’΅ Cash Flow
πŸ‘” HR & Payroll
🏒 Branch Management
πŸ” User Permissions
πŸ“‹ Procurement
🀝 Donor & Budget Tracking
🧾 Reports & Printing
πŸ’» Demo Access
Demo access illustration

Tijaabi Demo Live ah

Travel Agency demo waa diyaar. Macmiilku wuxuu furi karaa demo link-ga, user ayuu iska abuuran karaa, kadibna system-ka wuu tijaabin karaa.

Fur Demo Portal β€Ί

Video Help Center

Halkan ku dar training videos si clients-ku u fahmaan sida loo register gareeyo, sida demo loo isticmaalo, iyo sida system-ka dhammeystiran u shaqeeyo.

Registration guide video placeholder

Tilmaamaha Registration-ka Client-ka

Meesha ugu fiican ee lagu dhigi karo video muujinaya sida client-ku u abuuranayo demo account una login garaynayo.

Ku Dar Video Link
System overview video placeholder

Sharaxaad Guud oo System-ka ah

U isticmaal video guud oo sharxaya dashboards, modules, reports, branches, iyo permissions.

Ku Dar Video Link
Module training video placeholder

Module Training Videos

Ku dar videos gaar ah oo loogu talagalay Sales, Purchases, Inventory, HR, NGO budgets, GL, iyo printing.

Ku Dar Video Link

Packages Dabacsan

Dooro system ku saleysan nooca ganacsigaaga, modules-ka, branches, users, iyo baahida reports-ka.

Starter

Ganacsiyada yaryar ee u baahan sales, expenses, customers, iyo reports fudud.

Weydii Qiime

Enterprise

NGOs, hospitals, factories, iyo organizations u baahan systems management oo si buuxda loo habeeyay.

La Xiriir Sales

Xalal Industry Walba ku Habboon

Slider hoose oo qurxoon oo lagu muujinayo system kasta oo business ah.

01

Travel Agency

Tickets, hotels, visas, branches, customer accounts, iyo real-time reports.

02

Retail & Trading

POS, vendors, purchases, stock, expenses, iyo sales profit analysis.

03

NGO & Donor Projects

Budgets, procurement, HR, payroll, approvals, donor reports, iyo transparency.

04

Hospital & Clinic

Patients, departments, billing, pharmacy, labs, staff, iyo accounting reports.

05

Factory & Manufacturing

Raw materials, production, finished goods, work orders, cost, iyo inventory valuation.

☏