Invoicing & Accounting u gaar ah Travel Agencies. Ka dhig xisaabta mid nadiif ah: Invoice keli & kaydin (batch), PDF, Payments & Expenses, Reports buuxa, Roles & Permissions, iyo Reminders otomaatig ah. Wax kasta oo aad u baahan tahay—si fudud oo dhakhso ah.
Template nadiif ah (logo, address, signature). PDF/Print hal-gujin.
Cash-in/out & vendors—si toos ah xisaabta ugu dhaca.
Master Transactions, Statements, P&L, Cashbook, Balance Sheet—filter taariikh/magac.
Abuur isticmaaleyaal; dooro heerarka oggolaanshaha (view/edit/export).